labaataneeyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld labaataneeye.

labaataneeye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Tir qiyaas ahaan soddon u dhow. ld labaatameeye, labaatameeyo, labaataneeyo.