lababbogleyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg lababboglee. ld lababogleyn, lababogleys.

lababboglee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. Labada dhinac hadba mid isu rogid ciil dartii (qof). ld lababoglee.

lababogleyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld lababbogleyn.

lababogleys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lababbogleyn.