labacanle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Calalinta cuntada labada can lagu calaliyo. ld labacanlayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

labacanlayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg labacanlee. ld labacanlays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur