labaclulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Ruxashada xulusta iyo naasaha. 2. Neef xoolo ah oo sid dhaweeyey oo candho keenay.