labadablayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg labadablee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

labadablee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. Laba guri ka wada cuntayn (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur