labadulleyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg labadullee. ld labadulleys.

labadullee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. Xabaal labadulle ah qodid.

labadulleys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld labadulleyn.