labaleexad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld laballeexad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laballeexad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Socod dan la'aan ah oo uu qofku iska wareego. ld labaleexad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur