laballaabayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laballaabee. ld laballaabays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laballaabee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Macnaha:

  1. Laba arrimood oo wax laga qaban lahaa ku tallamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laballaabays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld laballaabayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur