laballaabootiQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:1. Laballaabee. 2. Qof jirro, caro iwm la cagajiidid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
laballaabeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)Macnaha:Laba arrimood oo wax laga qaban lahaa ku tallamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00