laballegdeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laballegdee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laballegdee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. Gogol korkeed ama meel kala isku rogrogid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur