laballisid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laballis². ld laballis¹ (1).

laballis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld laballisid. Lisidda neef irmaan laba qof mar wada lisaan. 2. L. ah: caano laba caanamaal oo laysku daray ah.
  2. Laba qof si xoog iyo dhaqso leh neef irmaan u lisid.