laballixaadsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laballixaadso. ld laballixaadsad, laballixaadsi.

laballixaadso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Xoog u socosho.

laballixaadsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld laballixaadsasho.

laballixaadsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld laballixaadsasho.