laballugood

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. 1. L. ah: qof socoto ah oo aan gaadiid fuushanayn ee lug ku socda xoolana wadan. 2. Xarig labadhudood isugu soohan.