labashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg labo². ld labad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
laboQaabnax: m.dh.tMacnaha:1. Tirada kowda iyo saddexda u dhexeysa; “2”. 2. Labadaba. Tus. “Labadaba way fiicanyihiin”.Wax qasasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
labadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld labasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00