labaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg labayso. ld labaysad, labaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

labayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Wax la haystay, wax labaad ku darsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

labaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld labaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

labaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld labaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur