labeensasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg labeenso. ld labeensad, labeensi.

labeenso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Wax labeen ka qaadasho. 2. Labeen marsasho.

labeensad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld labeensasho.

labeensi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld labeensasho.