labosaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld labasaab.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

labasaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. (fiis.) Nooc toobineed oo leh xoodbeeg ka weyn hal, ama waa xood furan oo leh laba laamood iyo laba dhibcood ee wanqareed. Habdhiska kullannada kaartis, isle'egla beegaalka ah ee labasaab waa: x2 - y2 = 1. ld labosaab.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur