lacageysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg lacageyso. ld lacageysad, lacageysi.

lacageyso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Badeeco lacag ku beddelasho. 2. Lacag yeelasho.

lacageysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lacageysasho.

lacageysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lacageysasho.