laciifin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laciifi. ld daciifin, daciifis, laciifis, liciifin, liciifis.

laciifi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax laciif ka dhigid (nafley, feynuus iwm). ld daciifi, liciifi.

daciifin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld laciifin.

daciifis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld laciifin.

laciifis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld laciifin.

liciifin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld laciifin.

liciifis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld laciifin.