laciifsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax tabar yar ahaansho. ld daciifsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daciifsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld laciifsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur