ladaabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ladaabo. ld ladaabad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ladaabo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. Xoolo maalin walba biyo cabbid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ladaabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ladaabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur