ladnaysiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ladnaysii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ladnaysii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. 1. Wax fayow ka dhigid. 2. Wax barwaaqaysan ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur