ladnee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)

Macnaha:

  1. 1. Eebbe, cid wax ladan ka dhigid. 2. Eebbe, cid maal badan siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur