laf-arax
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (c.nafl.) Qayb godan oo qaab saddex gees leh ee lafdhabarta waxayna ka koobantahay shan (5) lafood oo iskudhafan. Waxay kaga dhaggantahay laf-xariirta ugu hooseysa qaybta moxogga ee lafdhabarta, hoos waxa ka ah lafta dabagibinta dhinacyadana lafaha miskaha ayaa ka xiga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

