lafduudQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld lafdhabar¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
lafdhabarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Xiriir lafo ah oo ka kooban riciro yaryar oo is-haysta oo isku xira tunka iyo dabagibinta. 2. Wax kasta qaybta ugu muhimsan. ld lafduud.(c.nafl.) Xiriirka lafaha dhabarka oo ka bilowda salka lafta madaxa kuna dhammaada dabaggibinta. Waxay ka koobantahay 33 lafood waxaana dhex mara xangullaha, waxay isgoys xubneed la wadaagaan lafta madaxa, feeraha iyo miskaha; waxayna u kala baxaan 7 surka, 12 sabalayda, 5 dhabarka hoose, 5 araxda iyo 4 dabaggibinta.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00