lafeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg lafeyso. ld lafeysad, lafeysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lafeyso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Lafo ruugid. 2. Nafley wax ay cunto weyday meelo unuunufid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lafeysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lafeysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lafeysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lafeysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur