lafholac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fo ..., m.l)

Macnaha:

  1. (daaw.) Halaamacoodka lafta oo uu keeno caabuq, waxyeelo ama isbeddel meetabooliisiimka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur