lagu-dhasho
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Xaalad qaabdarro ama cudur oo qofka ku dhasho qaabdarrada lagu dhasho waxay isugu jiraan cudurrada la dhaxlo iyo kuwa bey'addu keento.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: