lahasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laho. ld lahad.

laho

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-haday, -hatay)

Macnaha:

  1. 1. Laabta wax ka jecleysasho. 2. U l.: wax si aad ah u filasho.

lahad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lahasho.