lallabaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg lallabayso. ld lallabaysad, lallabaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lallabayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Ka l.: wax meel yaal wada xaraasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lallabaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lallabaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lallabaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lallabaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur