lambar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Mid ka mid ah ah tiro taxane ah oo wax leeyihiin. ld nambar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nambar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lambar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur