lambarsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg lambarsan. ld lambarsanaansho, nambarsanaan, nambarsanaansho.

lambarsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax lambar loo yeelay ahaansho. ld nambarsan.

lambarsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld lambarsanaan.

nambarsanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld lambarsanaan.

nambarsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld lambarsanaan.