lammaanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg lammaan³. ld lammaanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
lammaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Nafley laba isdhashay ah oo meel ku wada sugan. 2. Labo weligood wada socda. 3. ld dammaan.(baay.) Marka la sharraxayo bu'da, unug ama noole leh labanlaabka tiro dhiman oo koromosooma ah ee astaanta sinjiyada.Nafley laba isdhashay wax meel ku wada sugan ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
lammaanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld lammaanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00