lammaane-horsan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nayaal ..., m.l/dh)
Macnaha:
- (xis.) Lammaane kutirsaneyaal ah sida (x,y) oo kala horreysiintoodu ay micne weyn ku fadhido. Tusaale ahaan, lammaanaha horsan (2,3) lama mid aha lammaanaha horsan (3,2), marka lagu muujiyo dhidabbada kaartis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

