laqimaad
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (dii.) Marka qof la kirishtaaminaayo, waxaa biyo ku shuba madaxa kirishtaanka taasoo ay calaamad u tahay in uu ka mid noqday kaniisada kiristaanka, dambigiisna uu dhaqmay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

