laqlajis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (bot.) Geed faalala oo leh laamo iyo caleemo jilicsan oo xooluhu daaqaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur