laqmashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg laqmo. ld laqmad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
laqmoQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Rabsho badan (qof dhallinyar). 2. Dhallinyaro ahaan ku dhimasho.Qof da'yaraan ku dhimasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
laqmadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld laqmasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00