laqwiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laqwi². ld laqwin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laqwi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Oraah diinta gef ku ah oo bareer loo yiraahdo.
  2. Hadal diinta gef ku ah ku hadlid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laqwin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld laqwiyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur