laylo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ciyaar carruurtu ku dheesha dhagxaan quruurux ah, saalo geel iwm oo ku jirta laba iyo toban god oo laba labo isaga soo horjeeda; godadow.

godadow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ciyaar lagu ciyaaro quruurux ku jira 12 god oo 6 iyo 6 isaga soo horjeedda; layl.
  2. Laylo ciyaari.