layloon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhar jilicsan, qafiif ah, jirku ka muuqdo oo aan ka samaysnayn cudbi, iyo xariir midna. ld nayloon.

nayloon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld layloon.