laylyanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laylyan. ld laylisanaan, laylisanaansho, laylyanaansho.

laylyan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax la tababbaray ahaansho. ld laylisan.

laylisanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld laylyanaan.

laylisanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld laylyanaan.

laylyanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld laylyanaan.