laylyidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg layli². ld laylis, layliyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
layliQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Rati aan weli rar baran. 2. Tababbaridda qof loo tababbaro hawl gaar ah.1. Awr rar barid. 2. Cid tababbar siin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
laylisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld laylyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
layliyidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg layli. ld laylin, laylis, laylyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0