layrasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg layro. ld layrad.

layro

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Dhanka dabayshu ka imaanayso aadid (xoolo iwm).

layrad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld layrasho.