le'ekayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg le'ekee.

le'ekee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-keeyay, -kaysay)

Macnaha:

  1. La ekayn; la mid noqosho; la simid; isku in keenid.