lebenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhoobo si gaar ah loo dubo oo qaabab badan loo yeelyeelo oo sida dhagaxa wax lagu dhiso. 2. Caano.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
caanoQaabnax: m.l.wMacnaha:1. Hoore cad, nafaqo leh, la dhammo oo naasleyda dheddig ee irmaan ibaheeda ka yimaadda. 2. Dhacaan cad, layiig ah oo dhirta qaarkeed ka yimaadda marka la turqo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00