leber
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Waxar markaas habarteed ka gurtay. 2. Cabbir wax lagu cabbiro oo u dhigma rubuc jawaan.
- 1. Wax lix iyo toban (16) meelood loo qaybiyey meeshood. 2. Sinta dadka ee ilmaha la saaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

