leexaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg leexayso. ld leexaysad, leexaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

leexayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Leexo samaysasho. 2. Leexo isku ruxid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

leexaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld leexaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

leexaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld leexaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur