libays
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-syo, m.dh)
Macnaha:
- (c.nafl.) Insaym ay dhiijiyaan ganaca iyo qanjidhada mindhicirka yar ee lafdharleyda, kaas oo dedejiya burburinta duxda loo beddelayo asiidh duxeed iyo gilisarool.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-syo, m.dh)
Macnaha: