libgad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. L. ah: qof jisaar ah. 2. ld libgadid.
  2. Ka l.: qof ku jisaarid.

libgadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg libgad². ld libgad¹ (2).