libiqso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Si deg-deg ah il isugu qabasho una kala qaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur